Ka jawaab-celinta COVID-19 Xagaaga 2021
Dowladdu waxay daabacdey dukumiintiga 'khariidadda u guuridda Tallaabada 4' Arinatni waxaa ay dejineysaa ficilada muhiimka ah ee looga baahan yahay in uu qof walba qaato si ay u ilaaliyaan naftooda iyo kuwa kale marka ay faafitaanku sareyso, marka aan u gudubnaba xaga barashada si aan ula noolaano COVID-19. Ka 'jawaab-celinta COVID-19: Xagaaga 2021' waxaa ay dejineysaa qaabka ay noqoneyso khariidadda tallaabada 4
Applies to England
Dukumentiyada
Faah-faahin
Khariidadda dowladda looga baxayo xayiraadda waxaa la daabacay bishii Feberaayo 2021, waxaana ay dejineysaa tallaabooyinka looga baxayo xayiraadda. Waxaan dejineysaa qaabka ay noqoneyso khariidadda tallaabada 4 iyo wixii ka danbeeya marka aan u gudubnaba xaga barashada si aan ula noolaano COVID-19. Khariidadda 鈥榰 guuritaanka tallaabada 4鈥� waxaa ay dejineysaa ficilada muhiimka ah ee looga baahan yahay in uu qof walba qaato si ay u ilaaliyaan naftooda iyo kuwa kale marka ay faafitaanku sareyso.
Warbixinnada ka soo baxday dib u eegista khariidadda:
Updates to this page
-
Added easy read versions of 'COVID-19 Response: Summer 2021' and 'Moving to step 4 of the roadmap' publications.
-
Added translations for 'Moving to step 4 of the roadmap' publication.
-
Added translations for the 'COVID-19 Response: Summer 2021' publication.
-
Removed attachment 'Coronavirus: how to stay safe and help prevent the spread from 19 July'. This guidance can now part of /guidance/covid-19-coronavirus-restrictions-what-you-can-and-cannot-do
-
This page has been updated to include the 鈥楳oving to Step 4 of the roadmap鈥� publication, and update to the 鈥楥oronavirus: how to stay safe and help prevent the spread from 19 July鈥� page and a link has been added to the Global Travel Taskforce Report (published 9 April).
-
Updated guidance on coronavirus: how to stay safe and help prevent the spread guidance. Added information on self isolation exemptions for people who are fully vaccinated or under 18, which comes into effect on 16 August.
-
First published.