Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska (UK) waxa uu soo dhaweeynayaa Magacaabida iyo ansixinta waziirada cusub ee dowlada Soomaaliya
Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska (UK) waxa uu soo dhaweeynayaa Magacaabida iyo ansixinta waziirada cusub ee dowlada Jamhuuriyada fadaraalka ee Soomaaliya

HMA Neil Wigan
Boqortooyada Midoowdey ee Ingiriiska waxa eey soo dhaweeyneeysaa ansaxida waziirada cusub eey ansaxiyeen baarlamaanka dalka Soomaaliya taariiqda marka eey aheeyd 9ka bisha febraayo. Tani waa fursad kadhigeeysa dalka in uu horey ugutalaabo sidii loogaarilahaa hadafka laguxusey aragtida 2016 iyo qorshaha cusub ee loogugogoleeyahay oo eeyna kujirto in horumar lagagaaro qabashada doorasho, sameeynta dowlad goboleedyo loowdadhanyahay ee fadaral ah, in horumar laga gaaro nabad sugida iyo horumarka, dhinaca shirkadaha doowlada oo Masuuliyad iyo xisaabtankudhisan.
Waxaa muhiim ah in dowlada eey si dhaqsa ah ubilaawdo waxqabadkeeda ku aadan in mudnaan eeysiiso hadafyada aanuxusnay. Waxaanu rajeeyneeynaa in aan lashaqeeyno dowlada cusub si eey guulkagagaarto hadafyada, tani oo muhimadnaq u鈥檃h dowlad mas鈥檜uliyadqaadata, wadajirna kushaqeeysa iyo tixgelisa xuquuqda aadanaha.